Tracked shipping to New Zealand with premium packaging for just NZ$15 

Ship to
New Zealand
0
  • argentina
  • chile
  • colombia
  • españa
  • méxico
  • perú
  • estados unidos
  • internacional

Select your country

Americas

Europe

Rest of the world

portada Taariikhda Qorista iyo Horumarinta af Soomaaliga de Fardowsa Muuse Cismaan Cabdullaahi Yuusuf Ibraahim(Xarunta Dhaxalreeb Publications) (in Spanish)
Type
Physical Book
Language
Spanish
Format
Paperback
ISBN13
9781912411962
Edition No.
0002

Taariikhda Qorista iyo Horumarinta af Soomaaliga de Fardowsa Muuse Cismaan Cabdullaahi Yuusuf Ibraahim(Xarunta Dhaxalreeb Publications) (in Spanish)

Yuusuf Ibraahim Cabdullaahi,Muuse Cismaan Fardowsa (Author) · Xarunta Dhaxalreeb Publications · Paperback

Taariikhda Qorista iyo Horumarinta af Soomaaliga de Fardowsa Muuse Cismaan Cabdullaahi Yuusuf Ibraahim(Xarunta Dhaxalreeb Publications) (in Spanish) - Yuusuf Ibraahim Cabdullaahi,Muuse Cismaan Fardowsa

New Book Imported to New Zealand
Delivery: 25 Nov - 02 Dec Shipping: 5 to 6 business days.
NZ$ 47.09
Import costs and 15% GST included in the price ✅
NZ$ 47.09

Synopsis "Taariikhda Qorista iyo Horumarinta af Soomaaliga de Fardowsa Muuse Cismaan Cabdullaahi Yuusuf Ibraahim(Xarunta Dhaxalreeb Publications) (in Spanish)"

ee ay diyaariso Xarunta Horumarinta Hoggaaminta Dhaxalreeb. Soo saaridda buuggan Taariikhda Qorista iyo Horumarinta af Soomaaliga waxa ay qayb ka tahay hindisaha Xarunta Dhaxalreeb ee fursad loogu abuurayo aqoonyahannada jiilka cusub in ay xog iyo xikmad kala haraan dadkii waayo hore u soo joogay.Buugga waxa lagu soo uruuriyay aragtiyada iyo waaya-aragnimada xeeldheerayaal afka iyo suugaanta Soomaaliyeed u dhuundaloola. Waxa uu akhristaha u suurtagelinayaa in uu si qumman uga bogto labeenta aqoonyahannada mowduucan.Buugga waxa uu u habaysan yahay cutubyo mid waliba si qotodheer loogu soo qaadayo mowduuc gaar ah oo la xariira farta iyo afka Soomaaliyeed: taariikhda qorista, qorista farta iyo waxbarashada, cilmibaarista afka, iyo suugaanta. Su'aalaha buugga uu ka jawaabayo waxaa ka mid ah: Maxaa farta Laatiin-ka looga doorbiday Carabiga iyo Cusmaaniyada? Yaa curiyay farta rasmiga ah ee Soomaalidu maanta adeegsato? Saamayn intee le'eg ayay qorista farta ku yeelatay waxbarashada? Waamaxay xiriirka ka dhexeeya afka iyo suugaanta? af Soomaaliga iyo waxbarashada dalka xaggee ayay maanta kala joogaan? Waxaa buugga uu ifinayaa lagamamaarmaannimmada in la iskuxiro wixii shalay qabsoomay ama xumaaday, maanta xaaladda aan ku jirno, iyo tallaabooyinka loo baahanyahay in la qaado si wax loo toosiyo.Buuggan waxaa loogu talagalay cid kasta oo danaynaysa in ay hesho xogta aasaasiga ah ee afka Soomaaliga qoristiisa iyo guulihii laga gaaray. Wuxuu si gaar ah baraarujin u yahay da'da cusub ee aqoonyahannada ah. Waxaa si fiican uga faa'daysan kara cilmibaarayaasha oo ay ku jiraan ardada jaamacadaha ee qorsheeynaya in ay ku biiraan cilmibaarayaasha afka iyo suugaanta.

Customers reviews

Frequently Asked Questions about the Book

All books in our catalog are Original.
The book is written in Spanish.
The binding of this edition is Paperback.

Questions and Answers about the Book

Do you have a question about the book? Login to be able to add your own question.

Opinions about Bookdelivery

More customer reviews