Tracked shipping to New Zealand with premium packaging for just NZ$15 

Ship to
New Zealand
0
  • argentina
  • chile
  • colombia
  • españa
  • méxico
  • perú
  • estados unidos
  • internacional

Select your country

Americas

Europe

Rest of the world

portada Adkaysi de Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame(Looh Press) (in Spanish)
Type
Physical Book
Publisher
Language
Spanish
Format
Hardcover
ISBN13
9781912411498

Adkaysi de Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame(Looh Press) (in Spanish)

Cabdishakuur Warsame Cabdiraxmaan (Author) · Looh Press · Hardcover

Adkaysi de Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame(Looh Press) (in Spanish) - Cabdishakuur Warsame Cabdiraxmaan

New Book Imported to New Zealand
Delivery: 31 Jul - 07 Aug Shipping: 4 to 5 business days.
NZ$ 69.43
Import costs and 15% GST included in the price ✅
NZ$ 69.43

Synopsis "Adkaysi de Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame(Looh Press) (in Spanish)"

SANADIHII AAN SIYAASADDA KU JIRAY waa sheeko-nololeed xiiso badan oo ku saabsan nolosha siyaasadeed ee mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaaliya maanta. Buuggan wuxuu si qoto dheer u sawirayaa safarka dheer ee qoraaga - laga bilaabo carruurnimidiisii Buulaburte, ilaa markii uu ka mid noqday dhaqdhaqaaqa Islaamiga ah, iyo doorarkiisii kala duwanaa ee siyaasadda Soomaaliya. Qoraagu wuxuu si daacad ah u sharxayaa caqabadihii uu la kulmay, oo ay ka mid yihiin xarig, dibad-bax, iyo xataa isku day dil. Wuxuu iftiimiyaa xiriirkadiisa lala lahaa hogaamiyayaal kala duwan, ururro siyaasadeed, iyo dowladaha shisheeye, isagoo bixinaya aragti cusub oo ku saabsan siyaasadda iyo diblomaasiyada Soomaaliya.Buuggu maaha oo kaliya diiwaangelinta taariikhda shaqsiyeed, laakiin waa casharro muhiim u ah jiilalka cusub ee Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa danaynaya arrimaha siyaasadda iyo horumarinta qaranka. Buuggu wuxuu bixinayaa aragti qoto dheer oo ku saabsan sida loo maareeyo caqabadaha siyaasadeed iyo muhiimadda adkeysiga iyo go'aanka adag.CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR WARSAME wuxuu ku dhashay magaalada Buulo Barde, gobolka Hiiraan 1968-dii. Wuxuu shahaadada Bachelor of Law ka qaatay Jaamacadda International University of Africa ee Khartuum, Suudaan 1997-dii, wuxuuna Master of Laws ka qaatay Jaamacadda National University of Malaysia 2002-dii. Wuxuu sidoo kale koorasyo ku saabsan hogaaminta, maamulka iyo xariirka caalamiga ah ka qaatay Machadka Hogaaminta London. Waa siyaasi Soomaali ah oo magac weyn ku leh siyaasadda Soomaaliya, isagoo noqday xubin muhiim ah oo ka mid ah shirkii dib u hishiisiinta Soomaaliya. Waxa uu soo noqday xubno baarlamaanka iyo wasiirka qorshaynta iyo xariirka caalamiga ah. Wuxuu lataliye u soo noqday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo laba jeer u tartamay xilka madaxweynenimada. Waa guddoomiyaha xisbiga Wadajir. Bishii Maajo 2022, waxa loo magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Abaaraha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Wuxuu qoray buugga 'Adkaysi (Looh Press, 2024).

Customers reviews

Frequently Asked Questions about the Book

All books in our catalog are Original.
The book is written in Spanish.
The binding of this edition is Hardcover.

Questions and Answers about the Book

Do you have a question about the book? Login to be able to add your own question.

Opinions about Bookdelivery

More customer reviews